25.2 C
Mogadishu
Friday, February 13, 2026

Dhageyso Cabdi Weli Gaas: Xasan Sheekh waxa uu si cad isugu dayey inuu heshiiska fashiliyo.!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku eedeeyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya inuu ka hor degay heshiiska Puntland iyo xukuumadda Soomaaliya gaareen oo uu doonayay inuu si ula kac ah u fashiliyo heshiiska.

Gaas ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in tallaabada uu qaaday ay ahayd tan Soomaaliya maanta dhigtay halka ay taallo oo saddex sano iyo bar laga hadlayo halkii looga bixi lahaa, wuxuuna muujiyay inuus si weyn uga xun yahay tallaabadii uu qaaday madaxweynaha Soomaaliya, oo uu ku macneeyey mid uu doonayey inuu heshiiska ku fashiliyo.

[su_audio url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/04/Cweli-Gaas-Khudbadii-4.5.mp3?_=1″]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News