Muqdisho (Caasimada Online) – Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Soomalaiya ayaa sheegay inay korodhay tirada kiisaska cudurka dabaysha oo haatan dhan 160 kiis. Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in kiisaskii ugu dambeeyey laga soo sheegay gobolka Bari ee Somalia, waxayse dhakhaatiikrtu sheegeen inay ku kalsoon yihiin in xakamaynta cudurkan.
Haaruun Macruuf oo ka mid ah weriyayaasha Idaacadda VOA, ayaa khadka telefoonka ee Muqdishu kula xidhiidhay Dr Cabdikariim Casayr Cali oo khabiir ku ah cudurkan, kana mid ah dhakhaatiirta ku lug leh oloolaha la dagalanka dabaysha, waxaan auu ugu horrayn weydiiyey kiisaskii ugu dmabeeyey.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho