25.9 C
Mogadishu
Thursday, February 12, 2026

Dhageyso: Faarax C/qaadir oo wareysi ku bixiyey xog dad badan ka qarsaned

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya  Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wargeyska Xaqiiqa Times kaga hadlay caqabadaha ka hor yimid intuu uu Wasiirka ahaa ee dhanka dib u habeyta garsoorka, sida uu shakhsi ahaan u arko ka maqnaashaha xukuumadda haatan jirta iyo waxyaabaha uu ka shaqeyn doono xilliyada soo socda.

Wuxuu sidoo kale wareysigan uga hadlay higsiga 2016 iyo eedeymaha loo soo jeediyo ee ah in isaga iyo saaxibadiis ay  ku mashquulsanyihiin sidii mar kale dib loogu dooran lahaa.

Xildhibaan Faarax waxa uu kaloo ka warramay xiriirka kala dhaxeeya Xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid  iyo saaxiibadiisa Golaha Barlamaanka.

Wareysigii lala yeeshay Wasiirkii Hore ee Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka halkan ayaad isaga oo dhameystiran ka dhageysan kartaa.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News