26 C
Mogadishu
Sunday, November 16, 2025

Dhageyso: Farmaajo oo talooyin u jeediyey DFS

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo wareysi cusub bixiyey ayaa tallooyin muhiim ah oo wax ku ool ah u jeediyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaasi oo haddii ay raacdo wax weyn ka beddeli doona xaaladda dalka.

Halkan ka dhageyso wareysiga cusub ee Farmaajo

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News