26.4 C
Mogadishu
Monday, November 17, 2025

Dhageyso: Wiil 7 sano jir ah oo ka sheekeynaaya qaraxii Zoobe oo uu goobjoog ka ahaa

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Weerarkan oo ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa galaaftay nolosha inkabadan 237 qof oo xiligaa ku sugnaa isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Dadka ku dhintay weerarka ayaa waxaa u badnaa Hooyooyin, Carruur, Dad waayeelo ah iyo Arday xiligaa kasoo kala baxday goobaha waxbarashada.

Dadka ka badbaaday Qaraxa ayaa waxaa kamid ahaa wiil 7sano jir ah oo sheegay inuu goobjoog ka ahaa Qaraxa.

Wiilkan ayaa sheegay in xiliga Qaraxa uu la socday Abtigii isla markaana uu ku baxsaday cagahiisa xili dadku ay ahaayen kuwo jahwareersan.

HOOS KA DHAGEYSO WIILKA DA’DA YAR EE KA SHEEKEYNAAYA QARAXA.

- Advertisement -

Read more

Local News