25.1 C
Mogadishu
Sunday, February 15, 2026

DHAGEYSO: Xildhibaan xog muhiim ah ka bixiyey khilaafka Xasan iyo R/W CC

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Iidle oo ka mid ah mudanayaasha BF Somalia, ayaa xaqiijiyay inuu jiro kala aragti duwanaansho u dhexeeya Madaxweyne Xasan iyo ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Khilaafkaasi ee muujinaaya kala aragti duwanaanshaha labada Mas’uul uu yahay mid la xiriira soo dhisida Xukuumada cusub.

Wuxuu sheegay in Khilaafka uusan aheyn mid ku saabsan soo celinta wasiiradii hore, balse uu yahay mid salka ku hayo sidii leysugu afgaran lahaa tirada laga dhigaayo xukuumada cusub iyo haddii ay dhacdo in la badiyo tiradaasi dhibaatada ka dhalan karta.

Halkan ka dhageyso xildhibaanka

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News