24.8 C
Mogadishu
Monday, February 2, 2026

Dowlad goboleedyada oo xiriirka u jaray dowladda dhexe ee Soomaaliya

Bookmark
Bookmarked

Share

War murtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo shir ku lahaa Magaalada Kismaayo maalmihii la soo dhaafay ayey ku sheegeen in ay xiriirka u jareen dowladda Soomaaliya.

Maamul Goboleedyada ayaa ku dooday in xiriirka Dowladda Federaalka ah iyo iyaga oo hakad ku jirayo inta dowladda Federaalka ah ay ka fulineyso ballamihii horay loo wada galay.

Filo War Murtiyeedka oo dhameystiran.

- Advertisement -

Read more

Local News