26.8 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

FILIMKA MAANTA: Dhagool iyo Camool daawo kana bogo qosol

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Waa markale oo aan idiin soo gudbineyno filimka maanta. Waxaana maanta kusoo qaadan doonaa CAMOOLE IYO DHAGOOL  – Hum Hain Kamal Ke.

Waa filim shactiro ah, labadaan nin ee doonaya inay maareeyaan nolashooda ayaana soo bandhigaya qeybo shactiro ah.

Filimkaan waxaa lasii daayey 1dii bishii September sannadkii 1993dii. Waxaana jileyaasha hogaaminaya ka mid ah Sheeba Akashdeep, Kader Khan, Anupam Kher, Aruna Irani, Raza Murad, Sadashiv Amrapurkar, Sujoy Mukherjee iyo Rucha Gujarathi.

Daawasho wacan. Lana soco filimka berrito.

- Advertisement -

Read more

Local News