Gaas: Somalia nidaamkii FEDERAALKA waa laga leexiyey, sidaa darteed P/L waxay u guureysaa…

Garoowe (Caasimada Online) – Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada maamulka Puntland, oo maanta uu shir guddoominayay madaxweynaha maamulkaas Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimo ay kamid ahaayeen: xaaladda amniga, wacyi-gelinta dadweynaha ee dhanka nabadgeliyada iyo hirgelinta nidaamka federaalka Soomaliya.

Arrinta federaalka ayaa Gaas waxa uu sheegay sida ku cad warsaxaafadeedkiisa in Soomaaliya laga leexiyey nidaamkii federaalka.

Halkan hoose ka arag warsaxafadeedka oo dhan

puntl1puntl2