26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 11, 2025

Galmudug oo digniin u jeedisay Puntland soona saartay qoraal ka kooban 5 qodob oo xasaasi ah

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online)-Kulan ay magaalada Cadaado ku yeesheen xubnaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa waxay kasoo saareen qoraal ka kooban shan qodob oo ay kaga hadlayeen arimo ay kamid tahay shirka kusoo idlaaday magaalada Muqdisho.

Qoraalka waxaa kamid ahaa qodob digniin loogu jeedinayay maamulka Puntland oo ku aadanaa dhowrida deris wanaaga iyo qodob lagu soo dhaweynayay shirka ka socday magaalada  Muqdisho ee caasimada dalka.

Hoos ka akhriso

galmudug

- Advertisement -

Read more

Local News