Tuesday, July 28, 2026

Guddoonka Aqalka Sare oo war cad kasoo saaray weerarkii lagu qaaday Hooyga Cabdi Qeybdiid (Akhriso qaraarka)

[new_author_name]

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Qoraal kasoo baxay Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay weerarkii lagu qaaday Hooyga Xildhibaan Cabdi Qeybdiid.

Guddoonka Aqalka Sare ayaa qoraalkooda ku qotomiyay baaritaan ay ku sameeyen weerarka Cabdi Qeybdiid, waxaana lagu amray in Maxkamada lagu soo taago ciidamadii ka danbeeyay weerarka.

Qaraarka Guddoonka ayaa lagu amray in maxkamad la soo taago ciidamadii ka qeyb qaatay weerarkii ka dhacay hoyga Senator Cabdi Qeybdiid, waxaana sidoo kale lagu codsaday baaritaan dheeri ah.

  

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60