28.6 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Guuleed oo xilka ka qaaday Wasiir taageeray Go’aanka Xildhibaanada BMG (Cadeyn)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online)-Hogaamiyaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa xilka ka xayuubiyay Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Galmudug Jaamac Xasan Salaad.

Hogaamiyaha Maamulka, ayaa Wasiirka ku eedeeyay howl-gudasho la’aan, waxaase jira warar hoose oo sheegaya in Wasiir Jaamac Xasan uu kamid ahaa Wasiirada la saftay Xildhibaanada Xilka ka qaaday Hogaamiyaha maamulka.

HOOS KA AKHRISO WARQADA HOGAAMIYAHA

- Advertisement -

Read more

Local News