25.3 C
Mogadishu
Tuesday, July 15, 2025

Hambalyo ku socota Malaaq Cali Max’ed Whliye

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Aaba Cali Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Seynab Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Jamiilo Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Ruqiya Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Iyo Dhamaman carrurta iyo qoysaska reer Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan waxay hambalyo u dirayaan abtigood Malaaq Cali Maxamed Whliye, oo dhowaan loo caleemo saaray inuu noqdo Malaaqa cusub ee Xamar iyo Xamardaye, waxayna Malaaqa alle u barayayaan inuu la qabto xilka culus ee loo dhiibay.

malaaqa

- Advertisement -

Read more

Local News