Isimada Puntland oo soo saaray go’aaan 7 qodob ah oo doorashada la xiriirta

Garowe (Caasimada Online) – Odayaasha iyo waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay doorashada maalin kadib ka dhaceyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay inay ka digayaan in dhibaato ay ka dhacdo deegaanada Puntland gaar ahaan waqtiyada ay dhacayaan doorashooyinka madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland.

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in doorashooyinka ka dhacaya magaalada Garowe ay u baahan tahay in sida wadajir looga wada shaqeeyo amaanka magaalada Garowe.

Caasimada Online
Xafiiska Puntland
Caasimada@live.com