27.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Jawaari, Xasan Sheikh i& Cabdi Weli oo hal go’aan wada qaatay + Documents

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxda ugu sareyso dalka ayaa qaatay  go’aan lagu joojinayo shirka ka soconaya magaalada baydhabo ee gobolka Baay kaasi oo maamulka loogu sameynayo koofur galbeed.

War qoraal ah oo ay ku wada saxiixnaayeen masuuliyiintaan ayaa lagu sheegay in go’aan lagu gaaray in muddo labo todobaad ah la hakiyo shirka ka dhacaya magaalada Beydhabo.

Hoos ka akhriso go’aanka

1122

 

- Advertisement -

Read more

Local News