29.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

Sawirro: Dadweyne ku farxay webisga Shabeelle

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jowhar (Caasimada Online) – Wabiga Shabeele ayaa markii ugu horeysay biyo keenay tan iyo markii uu guray wabiga bishii lasoo dhaafay.

Biyaha ayaa waxaa laga arkay deegaano badan oo ku yaala gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, waxaana dadka ay ku farxeen biyaha uu keenay wabiga.

Wabiga Shabeele ayaa waxaa biyo xereen looga sameeyay deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Biyahana waxaa ku tiirsan kumanaan ruux oo ku nool deegaanada ku teedsan wabiga Shabeele kuwaasi oo tacab iyo cabid-ba u adeegsada biyaha.

12938255_874327382678398_3089985168195368891_n 12936619_10208992286834574_576574939081289687_n 12931076_874327412678395_7976867694846478858_n 12923275_874327449345058_4063837372421592286_n 12439459_874327482678388_5871282548819815088_n 7 5 4 3 2 1

Caasimada Online
xafiiska Jowhar
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News