31.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

Liiska magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed oo lasoo bandhigay (Aqriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhabo (Caasimada Online)-Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed lagu soo gaba gabeeyay wajiga Saddexaad ee Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose.

Doorashada ayaa waxaa ku guuleystay 7 Xildhibaan oo usoo halgamay sida ay kusoo gaari lahaayen xubinimadaasi.

Xubnaha ay Ergooyinka soo doorteen ayaa ku imaaday qaab waafaqsan nidaamka doorasho ee dalka waxaana kamid ah Xildhibaanada cusub:

1-Maxamed Jaamac Mursal Geelle.

2-Maxamed Jaamac Mursal

3-Xasan Xaaji Cali

4-Malaaq Aadan Ibraahim

5-Cali Aadan Eylow

6-Maxamuud Macalin Yaxye

7-Sheeq Shaacir Axmed

Maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia ayaa ku dhawaaqay in Doorashada ay kusoo idlaatay guul waxa uuna maamulku sheegay in Xildhibaanada la doortay looga baahan yahay shaqo hufan.

Caasimada Online
Xafiiska Baydhabo
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News