Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa soo dhameystiran liiska golaha wasiirada maamulkiisa, kadib markii todobaad ka hor uu soo magacaabay wasiiro kooban.
Madaxweynaha ayaa laga sugayay muddooyinkii ugu dambeeyay soo dhameystirka wasiirada maamulkiisa, waxaana wadatashi uu u yimid magaalada Muqdisho isaga kadib ku laabtay magaalada Baydhabo.
Hoos ka akhriso golaha wasiirada Koofur Galbeed.