Madaxweynaha Ciraq oo waraaqaha SAFIIRNIMO ka guddoomay KHADIIJA Al-Maqsuumi + VIDEO

By Asad Cabdullahi Mataan

Baghdad (Caasimada Online) – Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ee Ciraq Fua’aad Macsuum ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta dalka Ciraq Khadiija Al-Maqsuumi.

Khadiija Al-Maqsuumi ayaa noqotay safiirkii ugu horreeyey ee matalaya Soomaaliya oo dalka Ciraq tagta in ka badan 25 sano kadib.

Warbixin ku saabsan arrintaas oo uu diyaariyey Universal TV hoos ka daawo.