25.7 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

“Marnaba Kursiga beesha dhexdiisa aqbali meyno in beelo kale nagula tartamaan” + Sawirro

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulan oo ay isku yimaadeen guud ahaa wax garadka iyo aqoonyahanada mid kamidah beelaha kasoo jeeda waqooyiga Soomaaliga ayaa waxaa ay kaga cabanayeen sida lagu baalmarinayo kuraasta ay ku leeyihiin kuraasta aqalka sare oo ay sheegeen in  lagula tar tarsiinaayo beesha ugu kuraasta badan beelaha waqooyi.

Taas oo cadeyneyso inay baal mareen qoraalkii dhawaan ka soo baxay xafiiska  gudoonka barlamaanka oo ay ku cadeyd in beelaha Aqalka hoose aan waxba ku lahayn kan sare mudnaanta la siiyo taasina ay san aheen Cadaalad sida  uu kulankii maanta uu ka sheegay Suldaan C/salaan Ismaaciil Cumar oo ah suldaan beesha Akishe.

Suldaanka ayaa sheegay in ay ka mid yihiin dadka daga gobolada woqooyi xiligaana ay u soo jeesteen sidii ay geed dheer iyo geed gaabanba ugu fuuli lahaayeen sidii loo helilahaa xuquuqda ka maqan beesha.

Sidoo kale isla goobta waxaa ka hadlay Maxamed Shiikh Ibraahim oo ah musharax u taagan qabashada xilka aqalka sare waxaa uu isna dhankiisa sheegay in ay ku qanci karaan oo kaliya in ay Beesha Akishe kuraastooda  iyaga dhexdooda ay ku tartamaan.

Isla madasha waxaa si wada jir ah uga hadlay siyaasiga Maxamed Axmed Cali iyo  janaraal Sanka Xaaji waxaa ay isku raaceen in aysan marnaba aqbali doonin in kur sigaas ay kula tartamaan beel kale.

Kulkaan oo ay isku yimaadeen guud ahaa wax garadka iyo aqoonyahanada beelweynta Akishe ayaa waxaa ay kaga cabanayeen sida lagu baalmarayo kursiga ay ku leeyihiin ku raasta aqalka sare oo ay sheegeen in beel kale lagu tar tarsiinaayo taasina ay san aheen Cadaalad sida sida uu kulankii manta uu ka sheegay Suldaan C/salaan ismaaciil cumar oo ah suldaan beesha akishe.

Suldaanka ayaa sheegay in ay ka mid yihiin dadka daga gobolada woqooyi xiligaana ay u soo jeesteen sidii ay geed dheer iyo geed gaabanba ugu fuuli lahaayeen sidii loo helilahaa xuquuqda ka maqan beesha.

Sidoo kale isla goobta waxaa ka hadlay Maxamed Shiikh ibraahim oo ah musharax u taagan qanashada aqalka sare waxaa uu isna dhankiisa sheegay in ay ku qanci karaan oo kaliya in halkaasi kursi iyaga dhexdooda lagu tar tansiiyo.

img-20161203-wa00101

shir-2img-20161203-wa0010 img-20161203-wa0014 img-20161203-wa0015 img-20161203-wa0021 img-20161203-wa0026

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News