DAAWO: Muqdishada maanta iyo sida ay tahay.!!

Cali Muxiyaddiin CaliBy Cali Muxiyaddiin Cali

Magaalo Madaxda Caasimadda ee Muqdisho waa magaalo ay wax badan iska badaleyn Sanadihii u dambeeyay, ayadoo magaaladu ay ku talaabsaneyso horumar dhinacyo badan leh oo si xowli ah u soconaya.

Hadaba nala daawo Muuqaalkii u dambeeyay ee laga soo qaaday Magaalada Muqdisho & Isbadalka xoogan ee ka jira magaalada.

HALKAAN KA DAAWO: