25.4 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Ogeysiis: Shaqooyin ka banaan Caasimada.com

Bookmark
Bookmarked

Share

OGEYSIIS

SHAQO BANNAAN /JOB VACANCY

GOOBTA / LOCATION:  MUQDISHO, NAIROBI, GAROWE, HARGEYSA, MINNEAPOLIS, TORONTO

Shabakada Caasimadda Media waxaa ay qaadaneysaa Shaqaalaha kala ah

1. Markatting & Advertisment Manager / Maamulka Suuq Geynta & Xayeesiinta
2. Web Reporter / Wariye Soo Tebiya Wararka
3. Client Relations Manager. / Madaxa Macaamiisha iyo Xiriirka

Haddababa, haddii aad deggen tahay magaalooyinka kor ku xusan, aadna leedahay qibrad iyo waayo aragnimo. Fadlan ku soo dir CV’da [email protected].

Mahadsanid
Madaxa Shaqaalaha Caasimada Media

- Advertisement -

Read more

Local News