Ogeysiis: Somali Deals oo haysa dhul beec ah

Somali Deals waa shirkad ganacsi oo cusub kana shaqeso gaar ahan qeybta iibka dhulalka iyo guryaha.

Somali Deals, waxa  ku dadaashaa bulshada Soomaaliyed usoo bandhigto dhul iib ah oo ku yaalla degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir. Dhulalka ee shirkadan hor keento macamisheda waa kuwa sharcigooda lagu kalsoonaan karo, oo lasoo hubiyey.

Waxa ka mid ah dhulalka ee hees Somali deals

  1. Guri kuyaalo agagarka sarta catarka xafada laba dhagax
    Lamiga u jiro 8 Bos
    Laba jidle ah
    Cabirkisa yahay 13.5MX13.5M
    Sharci Siyad barre leh.

 

  1. Dhul beec ah
    Nus Bos ku yaala #Tabelaha_sheikh_ibrahim.
    Lamiga wuxu u jira 1.5km
    Sharci #Siyad_bareah
    Cabirka wa 20X10m
  2. Dhul beec ah
    7 Bos o ku taalo deeganka wedow.
    Dhinaca xosh lamiga u jirto 200 metre
    Cabirka midkiba wa 20X20metres
    Wala kala gadaya
    Sharciga wa Siyad Barre
  3. Dhul beec ah
    Dhul ku yalo xafada Galmudug gaar ahan dhinaca Deyniile
    Wuxu ka koban yahay 8 Bos o lakala gadayo
    Lamiga afgoye aado wuxu u jira 200 metre
    Cabirka midkiiba wa 20X15M
    Sharcigisa wa Siyaad Barre✔
    Waxa ku ag yalo Masajid
  4. Dhul beec ah

Deegan Tabelaha sheikh Ibrahim ka koban 4 bos
Dhabarka danbe ee jamacad zamzam
Cabirka wa 20X15 sharci siyad barre

Wixii faah-faahin kala xiriir: http://www.somalideals.com/ad_category/dhul-iib-ah 
ama 00252 617480780