MAAMULKA PUNTLAND oo si lama filaan ah uga laabtay go’aankii maanta kasoo baxay ee lagu…

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa sheegay iney dib kalsoonida ugu soo celiyeen Talafishinka qaranka Soomaaliya ayna u fasaxeen inuu ka shaqeyn karo deegaanada Puntland.

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Cabdulaah Xaashi Warsame  Puntland oo la hadlay Puntland ayaa sheegay in dib u siiyeen ruqsada shaqo SNTV.

Wuxuu sheegay inuu kulamo waqti qaatay la qaatay wariyaasha ka shaqeeya deegaanada maamulka Puntland, islamarkaana wariyihii been abuurka faafiyay uu qirtay dambigiisa.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com