26.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 17, 2025

P/Land oo soo saartay digniin & daan daansi ku wajahan GOBOLADA DHEXE

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada maamul goboleedka Puntland, ayaa lagu qoray ereyo digniin ah oo ku wajahan dhismaha maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa qodobka afaraad si aad ah looga hadlay maamulka gobollada Mudug iyo Gal-Gaduud,waxaana habka loo qoray erayada qaar ee ku jira ay u muuqdaan kuwa daan-daansi ama colaad hurin ah.

Halkan hoose ka arag.

puntland1

- Advertisement -

Read more

Local News