28.3 C
Mogadishu
Tuesday, November 25, 2025

Puntland oo Universal ka mamnuucday deegaanadeeda + Sababta

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa ruqsada shaqada kala laabtay xafiiska TV-ga Universal ee deegaanada Puntland, kadib eedeymo loo jeediyay.

Qoraal kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Universal TV uu ka shaqeeyay buun buuninta warar been abuur ah, taasi oo keentay in deegaanadeeda ay ka mamnuucdo.

Maamulka Puntland wuxuu sheegay in TV-ga uu iska horkeenay madaxda Puntland iyo shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland, sida qoraalka lagu sheegay.

Hoos ka akhriso warqada shaqada looga jojiyay Universal

- Advertisement -

Read more

Local News