Tuesday, July 28, 2026

Xulufada Sacuudiga oo soo saaray liis cusub oo ay ku sheegeen inay yihiin argagixiso ay taageerto Qatar

[new_author_name]

Bookmark
Bookmarked

Share

Jeddah (Caasimadda Online) – Dowladda Sacuudiga iyo isbaheysiga ay hoggaanka u tahay ee dagaalka siyaasadeed kula jirto dalka Qatar ayaa soo saaray liis cusub oo isugu jiro shaqsiyaad iyo kooxo ay sheegeen inay maalgeliso dalka Qatar.

Isbaheysigaan ayaa cudur daar u raadinayo go’doonka ay geliyeen dalka Qatar, waxayna markii labaad soo saareyn liis ay ku sheegeen inay yihiin argagixiso oo ay taageerto Qatar,

Haddaba halkaan hoose ka akhriso:

Shaqsiyaad

Khaalid Siciid Fadl Qatari

Shaqar Jumca Qatari

Saalah Axmed Gaanim – Qatari

Xaamid Xamad Xaamid -Kuwaiti

C/llaahi Maxamed Cali – Yemani

Axmed Cali Axmed -Yemani

Maxamed Bikr Yemani

Saacidi C/llaahi Ibrahim Liiibiyaan

Axmed C/jaliil -Liibiyaan

Kooxaha

Hay’adda Balaaq ee Samafalka -Yeman

Jamciyadda Ixsaan – Yeman

Hay’adda Raxma ee samafalka -Yeman

Golaha Shuurada Bengazi -Liibiya

Xarunta Warbaahinta Saraayaa – Liibiya

Wakaalada wararka ee Bushraa – Liibiya

Kooxda Raafallaah – Liibiya

Telefishanka Naba’ -Liibiya

Shaqar Jumca Qatari
Shaqar Jumca Qatari
Xaamid Xamad Xaamid -Kuwaiti
Xaamid Xamad Xaamid -Kuwaiti
Axmed Cali Axmed -Yemani
Axmed Cali Axmed -Yemani
C/llaahi Maxamed Cali - Yemani
C/llaahi Maxamed Cali – Yemani

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60