27 C
Mogadishu
Wednesday, December 31, 2025

Qorshaha Ethiopia iyo Damu-Jadiid ee Jowhar.!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jowhar (Caasimada Online) – Sawir uu sameeyay Amin Caamir ayaa muujiyay sida dowlada Ethiopia iyo Dam Jadiid ula doonayaan Faarax C/qaadir inuu noqdo madaxweynaha maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Sawirka oo kasoo muuqday wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa waxaa lagu muujiyay in Dam-jadiid iyo Ethiopia ay ka shaqeeyeen in C/kariin Guuleed loo doorto hogaanka Galmudug.

Sidoo kale waxaa sawirka loo fasiran karaan iney markale doonayaan iney helaan hogaanka maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Qaar kamid ah beelaha Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa isaga baxay shirka magaalada Jowhar iyaga oo diidan qorshaha wasiir Odowaa.

Hoos ka daawo sawirka

FAARAX2-copy

- Advertisement -

Read more

Local News