25.7 C
Mogadishu
Saturday, November 8, 2025

Sawiro: Farxadii siyaasiyiinta Hawiye ee ka dhalatay sii deynta C/raxmaan C/shakuur

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Sii deynta xalay saqdii dhex damiinka lagu sii daayay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Waesame ayaa dhalisay farxad aan hore loo arag.

Odayaal dhaqameed, siyaasiyiinta labada gole iyo xubno kala duwan oo ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa dadaalkanka dambeeyay sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Garaad, waxayse natiijadii noqotay in damiin lagu sii daayo iyadoo dacwadu socon doonto.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News