Sawirro: KENYA oo si toos u hantisay Kismaayo

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidamada AMISOM qeybta Booliska ayaa Xarun lagu tababaro Ciidamada Booliska ka furtay Bartamaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland.

Xaruntaani oo ay kor ka maamusho AMISOM, ayaa waxaa hadana si gaar ah u maamusho Dowlada Kenya oo awood gaar ah ku leh Magaalada Kismaayo.

Xarunta ayaa waxaa loo qorsheeyay Macalimiin Kenyan ah kuwaasi oo si toos ah u bixin doona Tababarada Ciidamada Booliska Jubbaland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
11

22

33

44

55

66

77

8

9

10