28.6 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

Sawirro: Ciidamo lagu daadiyay guriga Donald Trump kadib markii…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Ciidamo Bolis aad u farabadan ayaa waxaa lagu daadiyay “Trump Tower” ee magaalada New York.

Ciidamadaani ayaa waxaa si joogta ah ula shaqeynaaya shirkadda ilaalada ee Sicret Service, waxaana aad loo adkeeyay dhismaha Trump Tower.

Dhismahaasi ayaa waxaa leh Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, waxaana jira warar xaqiijinaaya in Donald Trump uu inta badan ku nasto dhismaha amaankiisa la adkeeyay.

Donald Trump, ayaa leh dhismooyin farabadan oo ku kala yaala Mareykanka iyo Qaarada Yurub, waxaana lagu tilmaamaa inuu ku jiro kaalmaha koowaad ee Hantiilayaasha Mareykanka.

trumpo-1 trumpo-2 trumpo-3 trumpo-4 trumpo-5 trumpo-6 trumpo-7 trumpo-8 trumpo-9 trumpo-10 trumpo-11

- Advertisement -

Read more

Local News