25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Sawiro cusub: Terminal-ka loo dhisayo garoonka Muqdisho oo gebo gebo ah

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha terminal-ka cusub ee caalamiga ah ee loo dhisayo garoonka diyaaradaha Adan Abdulle International Airport ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Terminal-kan oo loo dhisayao heer casri ah oo la mid ah kuwa dunida horumartay, ayaa waxaa fulinaya dowladda Turkiga, oo mar walba garab taagan shacabka Mudisho, una dhistay goobo badan oo muhiim ah.

Sawirro cusub oo laga soo qaaday terminal-ka ayaa muujinaya arrin shacabku ku farxi karaan.

ter 1ter 2ter 3ter 4

- Advertisement -

Read more

Local News