29 C
Mogadishu
Sunday, April 19, 2026

Sawirro yaab leh: Daacish oo qaraxyo tan culus ku xirtay Eey (Maxaa dhacay?)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Ciraaq ee ku sugan qeybo katirsan Mosul, ayaa gacanta ku dhigay Eey ay Kooxda Daacish kusoo xireen Qaraxyo.

Eeygaani ayaa waxaa lagu soo xiray Qaraxyo tan leh oo loogu tallo galay inuu ku dhex Qarxo Ciidamada Ciraaq, hayeeshee waxaa Eeyga gacanta ku dhigay Ciidamada Ciraaq.

Ciidamada ayaa Eeyga ka furay Qaraxyada si ay u badbaadiyaan, waxaana Qaraxyada lagu soo xiray dhabarka danbe ee Eeyga.

Kooxda ISIS ayaa doonayay in Eeygan ay ku qarxiyaan bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada Doowlada Ciraaq.

- Advertisement -

Read more

Local News