27.4 C
Mogadishu
Monday, April 13, 2026

Sawirro: Dab aan la ogeyn waxa uu ka dhashay oo maalintii Seddexaad ka ololaaya dalka Israel

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online)-Dabkaani oo aan la ogeyn waxa uu ka dhacay ayaa waxa uu saameeyay inta badan Magaalada Haifa oo ku taal waqooyiga dalka Israel.

Dabka oo marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya ayaa waxaa uu sababay barakaca dad ka badan sideetan kun oo qof, kuwaasi oo badankooda laga daadgureeyay meelaha uu dabka saameeyay.

Kooxaha dab demiska ee Israa’iil ayaa sheegay in hadda ay xakameeyeen dab ka kacay agagaarka magaalada Haifa ee waqooyiga dalkaasi.

Dabkaasi ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana demintiisa ka qeyb qaadanaya diyaarado dibedda kasoo gurmaday.

Kooxaha ka qeyb qaadanaya deminta dabkaasi waxaa ka mid ah kuwo Falastiiniyiin ah oo ka tegay Daanta Galbeed.

1 2 3 4 6 7 8 9

- Advertisement -

Read more

Local News