Sawirro: Jubbaland oo lagu taageeray Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka kulan gaar ah ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan BF Somalia oo kasoo jeeda deegaanada Maamulka Jubbaland.

Ujeedka kulanka Xildhibaanada ayaa ahaa sida ay taageero xoogan ugu muujin lahaayen Maamulka Jubbaland islamarkaana ay Madaxda Qaranka uga dhaadhicin lahaayen in meesha laga saaro Khilaafyada kala dhexeeya Maamulka.

Mid kamid ah Xildhibaanada kulanka xaadiray ayaa sheegay in ujeedka uu yahay sida xal loogu raadin lahaa DF iyo Jubbaland oo ay ka dhexeyso Siyaasado Khilaaf ku lamaan.

Waxa uu sheegay inay iska kaashan doonaan sida DF Somalia ay xiriir wanaagsan ula sameyn laheyd Jubbaland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5

7