26 C
Mogadishu
Saturday, June 13, 2026

Sawirro: Shir ka dhana shirka Jowhar oo furmay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Beledweyne (Caasimada Online) – Odayaasha dhaqanka ee Xawaadle ayaa ka furay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan shir dib u hishiisiin ah oo ay kaga jawaabayeen dowlada Soomaaliya qaabka ay u waddo dhismaha shirka maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ayaa dhawaan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ka sheegay iney shirkaasi ka furayaan magaalada Beledweyne, kadibna ay xigi doonaan tashiyo ay sameynayaan beelaha gobolka Hiiraan.

Ugaaska ayaa sharuudo badan hordhigay Xasan Sheikh intii uu ku sugnaa magaalada Beledweyne, waxaana kamid ahaa in shirkaan oo kale laga furo magaalada iyo in shirka dhismaha maamulka labada gobol lagu qabtaa Hiiraan.

Isfaham waa kadib ayaa Ugaaska Xawaadle wuxuu ku dhawaaqay iney iyaga ka tashanayaan aayaha gobolka Hiiraan.

Hoos ka daawo sawirada

shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-10 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-9 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-8 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-7 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-6 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-5 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-4 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-3-1024x576 shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-1

 

Caasimada Online
xafiiska Hiiraan
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News