25.3 C
Mogadishu
Sunday, January 18, 2026

Sheekh caan ah oo ku baaqay tallaabo yaab leh oo laga qaado xildhibaanada mooshinka

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,oo xalay Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Farmaajo,uu u magacaabay in uu noqdo gudoomiye ku xigeenka Guddiga Qaran ee taakuleynta Ciidamada Soomaaliya ayaa ka hadlay mooshin la sheegay in waayadaan Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ka wadan madaxda Qaranka waxa uuna yiri.

“Diyaar uma nihin mooshin danbe, hadda dadku waxay ku sheekeystaan cadow ayaa wax soo abaabulay, Ilaahey magaciisa ayaan ku dhaartaye maalinta waxaas aan aragno aniga iyo Shacabka Soomaaliyeed iyo intii ila qabta fikirkaas inaan ugu galeyno meelaha ay joogaan oo aan garaaceyno.

Hadalkaan ayaa Sheekh Nuur Baaruud Gurxan waxa uu ka sheegay munaasabadii xalay ee lagu daahfurayay Guddiga taakuleynta Ciidamada Soomaaliya oo lagu qabtay Dugsiga tababarka Gen,kaahiye islamarkaana ay ka qeyb galeen Madaxda Qaranka

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News