Somaliland oo mamnuucday daawashada teleefishinka qaranka Soomaaliya (SNTV)

Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumada Somaliland ayaa gebi ahaanba deeganadeeda ka mamnuucday in laga daawadao Telefishanka qaranka Somaliya (SNTV).

Amarkan ay Somaliland ku mamnuucayso daawashada Telefishankan ayaa wuxuu ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye.

Waraaq kasoo baxday xafiiska Wasiir Maxamed Diiriye, ayaa waxa lagu faray shirkadaha Receive-rada inay ka saaran hawada Telefishanka ay leedahay dowladda Somaliya ee SNTV.

Halkan hoose ka akhriso waraaqda amarka