Tahniyad dhalasho oo farxad badan !!

Aabe Mohamud Mohamed

Hooyo Safia Mohamed

Hooyo Madiino Muhamad

Shamsa Mohamed

Anab Mahamud

Sahra Mahamud

Abdinasir Mahamud

Ahmed Cali Sheikh

Abdullahi Mohamed

Dhammaan dadkaasi waxa ay tahniyad kal iyo lab ah ay u dirayaan Axmed Ismaacil iyo Amal Cali, oo ay 15-kii December 2014 uu wiil ugu dhashay magaalada Soiux City ee Mareykanka, wiilkaas oo la bixiyey Ismaaciil Axmed, waxaan leenahay so bar baar oo noqo kii loo aayo adduun iyo aakhiraba