27.4 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

TARSAN oo sir yaab badan shaaca ka qaaday

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku eedeeyay Madaxda sare ee Dalka iyo Shaqaalaha Dowladda waxqabad la’aan.

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa bartiisa Facebook kusoo Qoray in Madaxda sare ee Dalka, kuwa dhexe iyo Shaqaalaha Dowladda ay shaqeyaan maalintii 3 oo Saac kaliya.

Saddexdaas Saac ayuu wuxuu yiri Tarsan in 47 daqiiqo kaliya wax lagu soo saaro, taasna micnaheedu tahay in “Qof kasta oo dowlada u shaqeeya wuxuu qabtaa shaqo wax soo saar leh 47 daqiiqo maalintii.”

“Rumeyso ama ha rumeysanin, Soomaaliya waxaa laga shaqeeyaa 3 saac maalintii, ha ahaadaan madaxda sare, kuwa dhexe iyo shaqaalaha dowlada. 3 saac waxaa wax soo saar leh oo shaqo gacanta lagu hayaa 47 daqiiqo. Taas macnaheedu waxaa waaye qof kasta oo dowlada u shaqeeya wuxuu qabtaa shaqo wax soo saar leh 47 daqiiqo maalintii.”

tarsan yaab

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News