Video: 14-ka hoggaamiye ee ugu xukunka dheer dunida waqtigan (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) – Isla marka aad maqasho Madaxda adduunka ugu xukunka dheer ee talada dalkooda hayo, waxa maskaxdaada markiiba ku soo dhacaya badiba madaxda qaaradda Afrika oo iyagu ku caan baxay inay xukunka kusii dhagsanaadaan illaa ay ka geeriyoonayaan ama qori caaradii lagaga tuurayo.
Balse, Muqaalkan ayaa diirada lagu saarayaa Madaxda adduunka wakhtigan ugu xukunka dheer, kuwaasi oo ay ku jiraan Madaxda dalal dhawr ah oo ku kala yaalla qaaradaha Asia iyo Yurub.