25.7 C
Mogadishu
Tuesday, June 17, 2025

Video: Bilicda garoonka Aadan Cadde

Bookmark
Bookmarked

Share

Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde ayaa si weyn muuqaalkiisa isku badalay kadib markii dib u dhis xoogan lagu sameeyay ayadoo aad ka dareemeysid sida maanta uu yahay & Mashquulkiisa.

Qurba Joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya oo buux dhaafiyay Garoonka iyo Howlaha Shaqo ee Garoonka oo aad u mashquul ah ee nala daawo Muuqaalkani cusub & Dareenka Qurba Joogta dalka ku soo noqonaya.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News