25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

VIDEO: Haddii aad maqli jirtay JIN iska tumka bal daawo & dood ka taagan

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Caasimada Online:   Barnaamijka Kulanka Xamdi oo lagu soo qaatay Qodob muhiim u ah Shacabka Soomaaliyeed kaas oo ka hadlayay Arimo Xasaasi ah oo ay u baahan tahay Bulshada Soomaaliyeed in ay wax ka ogaadaan.

Hadaba garaacista Mingiska ama Dabeebka Jiniga qofba siduu u yaqaano ma yahay arinkaasi mid sharciga Islaamku uu qabo mise banaan tahay in arinkaasi la sameeyo, Culimo Soomaaliyeed iyo Dhaqaatiir ayaa ka jawaabaya arimahaasi ee nala daawo Video-gani.

HALKAAN KA DAAWO:

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News