Video: Muqdisho iyo bilicda xillayada habeenkii

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Xiligii habeenkii si weyn isku badashay Bilic ahaan & Muuqaal ahaan, Muqdisho in aad joogto ma u maleyneysid sida Magaaladu dhan ay u wada ifeyso.

Muuqaal kooban oo laga sameyay Nalalka Samaafaraha & Shacabka habeenkii Muqdisho ka damaashaadana oo si nabadd ah ku mushaaxaya Wadooyinka Magaalada ee nala daawo adaa ka heli doonee.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-A: