25.4 C
Mogadishu
Friday, October 24, 2025

Video: Muuse Suudi oo sheeko qosol badan ku weeraray qurbo-joogta xil doonka ah

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo ka hadlayey kulan dadweyne oo Universal TV ay u qabatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekeh ayaa si aan caadi ah u karbaashay qurbo joogta Soomaaliya kusoo noqota ee xilal doonka ah.

Muuse Suudi ayaa ka sheekeeyey caruur yar oo qurbaha ka yimid oo ari carbeedka Muqdisho ku wareeray, wuxuuna sheegay in qurbo joogta xilal doonka ah ay kuwaas la mid yihiin.

Wuxuu codsaday in dadkaas aan umadda Soomaaliyeed wax loogu dhiibin.

Halkan hoose ka daawo

- Advertisement -

Read more

Local News