Video: Nii Akuetteh: Mooshinka waa mid xoogan

Muqdisho (CaasimadaOnline) –  Nii Akuetteh oo ah qabiir dhinaca siyaasadda Afrika ayaa ka faalooday Mooshinka Madaxweynaha ay ka keeneen Xildhibaanada Baarlamaanka.

Nii Akuetteh Mar wax laga weydiiyay sida uu u arko mooshinka iyo haddii uu yahay mid sharci ah ayaa waxaa uu ku jawaabay “Mooshinka waa mid aad xoog badan, waana sharci, musuqmaasuqa lagu soo eedeyay madaxweynaha waa mid muuqda.

Waxaa uu sheegay Nii Akuetteh In beesha caalamka aay isku dayi karto in aay la hadlaan xildhibaanada oo aay joojiyaan mooshinka.

Caasimadda Online
Xafiiska Nairobi
caasimadda@live.com