Waa ayo Nordic Monitor? – Kooxda beenta ka faafisay heshiiska shidaalka Somalia
Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin marin-habaab ah oo ku saabsan heshiiska batroolka iyo gaaska ee Soomaaliya iyo Turkiga ayaa si weyn u qabsaday dareenka...