26.8 C
Mogadishu
Friday, May 29, 2026

Video: Qorshaha Ethiopia ee Somalia kahor 2022

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya prof. Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyay qorshe ay Itoobiya dhigatay oo ah in sanadka 2022 Webiga Shabeelle uu gebi ahaan ka qalalo Soomaaliya.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ayuu agaasimaha ku sheegay inuu jiro qorshe weyn oo Itoobiya ay dejisay kuna saabsan in webiga Shabelle aanu gaarin Soomaaliya mustaqbalka, wuxuuna baaq u diray urur Goboleedka IGAD inay arrintaas soo farageliyaan arrintan.

- Advertisement -

Read more

Local News