25.5 C
Mogadishu
Friday, November 28, 2025

Video: Safiirka Mareykanka iyo Muuse Biixi oo kulmay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Hargeysa (Caasimada Online) ― Wafdi uu hogaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Ambassador Donald Yukio Yamamoto ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland.

Wafdigan ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyadoo kulankasi diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha doorashooyinka Somaliland iyo xaaladda amaanka gobolka iyo Dimuqraaddiyadda ka hano qaadday Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan

Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News