25 C
Mogadishu
Wednesday, July 2, 2025

Video: Wiil yar oo ay dhibaateeyeen Amisom oo fariin lala ilmeeyo u diray Xasan Sheekh (Daawo)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wiil yar oo ciidamada AMISOM kol hore waxyeelo ugu geysteen magaalada Muqdisho ayaa codsi calool xumo leh u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh, ra’iisul wasaaraha dalka & Gudoomiyaha baarlamaanka.

Muuqaalka Wiilka yar oo haddii aad daawataa calool xumo ku ay ku qabaneyso ayaa waxaa kasoo muuqday wiilka oo ilmeynaya kuna dhahaya madaxda dalka “Aniga waxaan ahay Soomaali, dadka sidan i yeelayna waa African aan damiir laheyn”.

Hoos ka daawo muuqaalka

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News